Mudane Kheyre, waxan maanta kugu faraxsanahay dalkii aad qaxooti ka noqotay, ka shaqaysay, wax ka baratay. ka soo bilaawday soo maanta adigoo R.W.ha ma tegin.Taariikhda laguu shegayo waa taa, waan la socdaa in aadan weligaa makhaayo shaah laga cabo aad fariisan iyo fadhi ku dirir
-
-
-
Ninkii Sharaf isu yeelaa ayaa sharaf mudan , sida adiga Dr Beileh-Madaxweynaha-Guddomiyaha barlamaanka iyo kuwa kale oo mudan. Aniga Dalka Somalia waalidkayga qalbiga ayeey iga qoreen wanaagiisa AUN, wayna usoo halgameen.
End of conversation
New conversation -
-
-
Wax kasto oo leydin dhaho ha iska qaadanaha, iskana ilaawa danaha shaqsiga ah, Ogow hadad wadani noqoto sida kim juin un oo kale waad u xarakenee
-
Waxa lojoogo waa danaha soomaali maka filanayo in ay jiraan dano gaar ah waana ku kalsonahay madaxdena qaranka daneesi wuu dhamaday waxaa lajogaa markii lodanen lahaa danta guud aqliga hasheqeyo nabad iyo nolol

-
Wakaas aqliga siliimkaa horaa losoconayaa
End of conversation
New conversation -
-
-
Iibiya dalka inta ka hartay who cares meesha aad ka gashaan ayaan ka galeynaa dhaqsada
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ra'isul wasaare kheyre waa howl kar Allah garabkaaga galo, taageerahaaga koowaad sababtuna waa shaqadaada badan.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
R. Wasare horta waxaan ahay qof Aad iyo Aad ku tageersan lkn manata waxaan rabaa in aan isla saxaabtano sida ku dhicii kartaa in aan kula xisaabtamo ?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Congratulations! Horaa loo soconayaa
#SomaliyadacusubThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waan soo dhoweeynaynaa mudane ra'iisul wasaare safarkaaga guul baan kuu rajeyneynaa inshaa alaah horay u soco mudane ra'iisul wasaare
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
guul ayaan idiin rajeynayaaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Wali ma u celisay baasaaboorkiidii aad qoxoodiga ku qaadatay, mise bari markay kaa dhamaato ayaad la soo baxaysaa? Inta aad wali baasaaboorka
@NorwayMFA hoosta ku haysato Somalia rajo kama qabtid!Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waxaa tahay qofka kaliya riyadeyna noo rumeen karo mudane xasan cali kheyre
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Guul pm holkar dhaaacad nimo badan baa tahay guul wacan xukumadaada iyo adguba
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Niyad horomar wehel alle hakaga dhigo jale ra'isul wasare
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane Raysal wasare dalka mugdisho kaliya maaha wada mar dalka dadka
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha allaah, mudane hoosha qaran allaha idinla garab galo.
@SomaliPMThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha Allah Guul soomaaliya Nabad iyo nolol
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Guul wacan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane reysa wasare shiciibka ad masulka katahay Ee didmada haysta jogayna sanado badan wadankan Sidi wax logu qaban laha ha noqoto ahmiyadada labad
#NabadiyoNolol MahadsanidThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.