Mudane si aad ula soo ciiido 5% kamid ah shacabka Muqdisho ayaa wadada loo xiray halka 95% ah shacabkana ey ku rafaadeen lugeenta magaalada horta ma ku ogtahay in casimada lockdown ku jirto Ramadan ilaaa iyo hada #SHAMEONYOU SiR
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Asc waxay arinkaasi muujinayaa in madaxda dalku u taagan yihiin ka Midho dhalinta xasilinta iyo dawladnimada dalka waana arin u muuqata wadada dawladnimo iyo horumar GUULAYSTA madaxda qaranka soomaaliyeed
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
"Nabadu wa asaaska nolol wacan" iftiin ayaad shideen iyo dareen shacab, kuwii lagu diirsado lagu dayado allaha niga dhigo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
اللهم اني نسالك الامن و الأمان في وطننا من شرقة الي غربة من شمالة الي الجنوبة يا الله تفيل منا
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waxaa la yaabanahay dadka dabaaladaa oo kugu ag qoslaayo inaa sawir la gashid adigoo ku silciyay wadada ay marayaan . Waxaad aad danbi galeesid waa xisaabanyihiin waxa ku riyoodaa kaliya markii maxkamad lagu keeno
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
I used to hear "Fame turns the people into such idiots", but for surely, don't forget, there will be a day where everyone of these idiots will turn against you in front of the judge.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Dadka adduunka dal jacaylkooda waxaan layaabey hindida waa dad leh hereer kale duwan qaar ayaan xataa la salaamin hada dhammaantooda marka dalka timaado waaa heegan iyo iney caawiyaan dadka kale si sharafta dalkooda sare ugu qaadan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Hambalyo hambalyo hambalyo Eid wanagsan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha allh Raisul wasaare indeed proud of you
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Maashaallaah mudane raysalwasaare aadbaan ugu farxay sawiradan markaan arkay horey usoco
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane in amaan la helaa wa farxad balse waxa dhib ah in bulshada heer muqdisho Ku jiraan xabsi kor ka furan in Malin walba wada xirnata wa dhib ee la imaada nidaam kale oo amniga lagu sugaayo shacabkana wado Ku helayan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mnsha allah Ciid wanaagsan Allaha ciidaan teeda kale NABAD IO NOLOL nagu gaarsiiyo.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
waad mahad santahay mudane sii wad hooshaada
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha alaah raisal wasaari hii ugu horeeyey oo dal kiisa sisiman wax ugu qabtay ayaad xageeyga ka tahay waligeena ku hil maami mayno alahana ku bara keeyo mudane
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Reysul wazaare socodaal wax mataro oo xaafadaha moqadisho qaar la tago ee wadankoodhan waa inuu helaa nabad iyo isusocod ee waxan idin leeyahey mesha hada aad jogtiina dad ayaa keeney ee horey ugu sii Wada ee wax ka duwan la imaada shacabka haku gaba nina
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Raysulwasare kheyr qabe. arimaha sool iyo sanaag maxay dowladu uga aamusantahay.Goboladaas waa in maamulkooda khaatumo dowladu aqoonsato. Waa xaqiraad cad in dadka deegaankaas dagan xaqooda la duudsiyo oo dadkale loosoo maro sida maamul puntland!
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
war umadii waad qarib teen sawirmaahe waxkale maheysaa qeyr laawow!!!!!
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ciid wanaagsan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.