Mudane nabadda aan soonka ku dhamaysanay aaway?
Qaraabadeenii iyo kuwii aan jeclayn ayaa ramadaanka la dilay.
Nabad ma waxaa u taqaan unuusan qarax dhicin?
Caqligu ha shaqeeyo si heer sare ahna haloo fakaro.
Maalin kasta dad soomaalieed ayaa la dilaa.
#Nabadiyonolol
-
-
-
Allah u raxmado intii dhimatay. Ha ilaawin dilalka qorsheysan waa wax ka dhaco Meel kasta oo aduunka ah. South Africa maalin kasta tiro dad ah ayaa lagu dilaa, stateska iyo meelo badan oo Latin America ah tobanaan qofood ayaa maalin kasta lagu dilaa.
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Raisul wasaare waxa wadooyinka shacabka looga xiraayay ma in lagu faano bisha ramadaan qarax ma dhicin keliyaa!!!!!
-
Haduu qarax dhicin so Alhamdulillah maaha walaal
End of conversation
New conversation -
-
-
Maashaa ALLAH hambalyo dhaman ciidanka somaliyeed gaar ahaan kuwa xasilinta caasimada inkastuu dilka uu badnaa bishaan hadane waxqabad muuqda ayaan aragnay inta dhimatay ALLAH u naxariisto, waxaana rajayneenaa sidan iyo si ka fcn waxaan arkaa ififaalo guul ah ALLOW nabad waarta
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Allow meesha lagugula xisaabtamayo aakhiro ha i joojin. Somali oo dhan inaad madax u tahay baad u dhaaratay mana kala jeclid dhiiga ku qubanaya
#LasAnod iyo Sool oo dhan. Reer Sool waa dadka ugu Somaliweynta jecel abaalkoodina waxaad ka dhigteen inaad ku dawataan gumeysiga.Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
'Si nabad ah'? Ma waxaad ula jeedaa qarax ayaanan dhicin oo dilalka wax nagama quseeyo?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
SNA needs discipline. We need to get improvement on discipline.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mnsha allah Horaa loo soconayaa Nabad io Nolol.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ilaahey ayaa mahad leh oo bisha barakaysan we Ramadan qaraxyada ka badbaadiyay shacabka soomaliyed. Sidoo kale ciidamada qalabka sida we Soomaliyeed Mahadi haka gaarto oo habeen iyo maalin u heelanaa badbaadinta dhiiga shacabkeena.
#Nabadiyonolol - End of conversation
New conversation -
-
-
Kuwa jecel baba,a somaliya ayaa dhaha ba,nayey. Yaab war illaahey ulaabtay una mahadcelsha.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Alxamdulilaah Allow xifdi inta wanaga JCL Guul soomaaliya Nabad iyo nolol Ku ciida....
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Geesiyaal Naga mudan inaan bilado gudoonsiino
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa sax waa in labaraarujiyaa oo loo mahadceliyaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Afkga isku qpso
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.