Mudane kormeer kaliye waxbo ma taro dowladnimada sharafkeda waa lagu ciyaray askarta dadka layneysa miyaa amniga shacabka sugeysa, shalay ex-control Afgoye wiil dhalinyaro Bajajle ah oo kaligi hoyo wiil ka qabtay oo aan daris ahayn ayaa askari si bareer ah u dilay.
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Hhhh wlhi waa yaab!! Ma waxaa ku bogaadineesaa in shacabka wadoyin laga xirto si aad habeenkaa doontid usoo martid wadooyinkaas adoo kufaanaya.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ciidanka uu
@SomaliPM soo kor meero habeen walba iyo ciidanka aan magaalada ku aragno isku ciidan maahan ayaan u maleynaa. Asaga wuxuu soo kormeeraa ciidan shacabka heegan u ah anaguna maalin walba waxaan aragnaa ciid shacab dhibaateeya oo xitaa aan soomin.Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
lkn adiga habeenki umbaad heegan tahay Illen maalinki sidey cadceeda ku dhibeysaad xaflad mooye meel kale lagugu arage

Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
muqdisho fire
-
somaliland it's homme peas and development but Somalia never be peace it's homme the terrorist all the people from thinks how they make explosion. people from somaliland offent thinking how the make development
End of conversation
New conversation -
-
-
Mudane guuleysta. Lkn amniga si kale oo loo sugo ha la raadiyo. Wadooyinka xiritankoda waa na dhibtay.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Soo goobo maalintii oo idil xirnaa ayaad habeenkii saqda dhexe soo booqatay?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha allah mudane PM shaqadaada hufan waan kaaga mahadceilineynaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mnsha Allah Horaa loo soconayaa Nabad io Nolol.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Shacabka somaliyeed oo sooman haloo furo wadooyinka
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Maashaallaah mundane Waa wax lagu farxo lkiin isoo wacdee sidii ninkii
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane socod habeen ki aad socota iyo Twitter aad ku bogadisa ciidamadimu say wax u qabten hawla kar iyo wax qabad maha please umadu yaan laga inkaarsan cadib intan arki karna wan aragnay ciida le halo furo ayago sooman laga inkaarsadaye
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waxaa rajeenaa inaad mardhow aad kormeero saan cml eh ku sameen doontid gobolada dalka Insha Allah. Let's fight corruption& ignorance, sir then horumar waa 2-bo talabo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
mundane cidamadu Twitter ma isticmaalaan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mugadisgo maxay maalin ciided oo farxad ah usoo mari la'dahay dhalin yaro hadan nahay wax barashada waan ku dhibanahay oo wado maba heysano rw anyway nabad iyo nolol go forward
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Maasha alaah mudane hayaan ka hagar la aaneed halkaa kawad
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Walaahi been ayaad sheegtay waxaad soo aragtay ciida dadka cadaadinaaya jidadkii dadka ka xirtay qofka ee rawaan garaaca mid ka eedoonaana dila
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waxcaqabkaada wuxuu ku soo aruuray midnight like this
videopic.twitter.com/rWqNvj4JGhThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waad ku mahadsan yahay mudane dhiiri galintaada ku dheehan masuullinnimo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.