Masuul sidaan fileynay xaalku ma noqon waxaan aragnaa in shacabka la caburinaayo iyadoo bil soon ah ciidna soo dhowdahay. Aftahan miiran
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane kormeer kaliye waxbo ma taro dowladnimada sharafkeda waa lagu ciyaray askarta dadka layneysa miyaa amniga shacabka sugeysa, shalay ex-control Afgoye wiil dhalinyaro Bajajle ah oo kaligi hoyo wiil ka qabtay oo aan daris ahayn ayaa askari si bareer ah u dilay.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane Raiisul wasaare allaha kula garab galo shaqada culus aad qaranka uheyso
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane reisal waasare hada so kor mertay wilasha dhalinyarada ee bajajlayasha cawa lagu dilay muqdisho mxa uso arkin oo aad ugu hadlin taas Mid waxa lagu dilay warshada Taraq io sigar Ana goobjoog u ahaa Mid kale awaaamirta madaxweyne maxa lo fulin wayay oo jidadka lo firin
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha Allah mudane RW walhi waxaad tahy shaqsi inoo daacada ee Allah haku sharfo aduun iyo Aakhiroba ilhaan. http://calidhagweyn.facebook.com
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ciiid mubaarak
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
“We don’t see us poor, we see us a nation with a lot of potential”- PM khayre
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Gulayso gulena hakula jiro amin kii uso baxay magaca somali ale haka dhigo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Shaqo wacan mudane raysal wasare
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
waxaad kale oo ogaataa in dadkaas aan soo sheegay cid kasta la shaqaystaan iyagoo maslaxadooda shaqsiyeed keliya dhawranaya dowladana marba midab tusaya .sidaas darteed wixii la idiin sheego aad u dhuuxa !!!!!!!!!
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
waxaad kale oo ogaataa in dambi qof galay mid kale lagu bedeli karo hadii aanu haysan cid ka mid ah cidianka oo awood sarre leh. waxaad kale oo ogaataa in carruurta ganacsatada ,xildhibaanada,saraakiisha ciidanka, odayaasha dhaqanka carruurtoodu aanay wax dambi ah lahayn marnaba.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane raisul wasaare nooo kala saar shacabka aad nabadgalyadooda ilaalineysaan iyo kuwa aad wadooyinka ka xirateeen waxa ay kala yihiin?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
RW ugu horayn waad mahadsan tahay dadaalkaaga hawlkarnimada ku dheehan tahay, intas kadib waxaan rabaa inaan ku dareensiiyo inaan aragno wili jidadkiii Muqdisho ee xirnaa wili inay sidii u xiran yihiin, intee in le'eg oo dareen cabsiyeeda ayay shacabka maskaxdoodu xamili kartaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane Noo kala saar ciidamada aad soo booqatid iyo kuwa habeen iyo maalin dhibaataynaya Shacabka
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@SomaliPM aad ba u mahdsan thy sida mar walba u garab tagan tahay una dhiri gelinayso cidamad qabowga,roobka iyo qoraxda u tagan siday u sugin lahayeen amniga casimadThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mundane Raysal Wasaare guulaysta insha alh gushii wey dhowdahay
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Nin raga wel done
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa nasiibdaro in aad kormeertid wadooyin xiran saqdiidhex , inta badan ciidanka kigu agsawiran waa dad waayeelo ah oo u baahan in hool gab lagaliyo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Qorshahaagiii amniga intaaan wa dhaafi waayay in hbnkiii meelaha la isku so sawiro maalintiina dad jidadka laga xirto
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane reysalwasare waad mahadsantahy lkn waxaan rabaa dadweynihii waa xanibanyihiin wadoonyinka askartiina naxariistii waa katageen marka hadii taageerada shacabka sidaan wax kabadala waad mahadsantahay
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.