Tan iyo kolki aad qabatay xilka RW,imisa jeer ayaad inoo sheegtay in aad soo kormeertay ama u guur gashay Muqadishu&xafiisyada DFS. Weli lama imaan isbedal Amni iyo mid maamul. RW iska hadal miyaadan ka daalin? #SOMALIA #MOGADISHU
-
-
-
Somalidu inay madaxdooda uun dhaliilaan moyaane wax kale ma fahmaan war dawladnimo waa shacab khayre iyo ciidanka amaanku hadeysan helin wada shaqeyn ka timaada dhanka shacabka waxba ma qaban karaan keligood
End of conversation
New conversation -
-
-
Ilaahay ka cabso wadooyinka aad shacabka ka xirtay ayaa kaligaa ku soconee waana ku sii faanee damiirkiinii aaway ilaah ma caabudaan miyaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Aaad baad umahadsantahay mudane iyo cidanka dalka shaqada eey uhayaan umada somaliyeed
-
Intaa weynu garanay. Balse maxaa kaloo wehliya. Dhamaan dariiqyaddu way xidhan yihiin. Shacabkiina Dhar ciid iyo arrimihii kaleba waa laga xanibay. Sidaa Ma aha Dowladnimaddu.
End of conversation
New conversation -
-
-
Wadooyinka mafurteen aan dhar ciid ciyalka u doonanee waga hadu baryo insha Allah
-
Haa waa lafuray udoono wll caruurta dharka cida
End of conversation
New conversation -
-
-
Muqdisho 4 milyan aya degan, 3dii bilod ee ugu dambeysay waxa ka qadaten $43 Milyan oo Canshur ah. Maxa ku qabaten? Ramadan waxa la dilay 130 qof, fatahaad, wasaq ayaa u dheer. Muqdisho Maamul u gaar waa in hesho. Adiga RW dalka miya tahay mise RW Xamar?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Kheeyroow .maxaad dadka u qabatay.kormeerkaagu,muxuu badalayaa,ma seexatay xaafadaa,wax malacuntay dadka dagan maxaad u qabatay. Ma dadkaad barakaynaysaa,ciidan soomaaliyeed ma dhistay,ajinabiga wadanka waalay makasaartay.wadanka adigu ma maamushaa??????????????
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Kkkk Mudane siduu ahaa amniga aad soo kormertay waxaan umalenna in sawrka iyo qoraladdinna jilliinkiisu wali socdo Dadkan ha lugooynina umad sooman ayaad ka habarsateen xageed khayr ku arkaysaan Tanni wa astantinnapic.twitter.com/ukwcyfRGea
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Jel PM Somali wax looma sheego ficil ayaa la tusaa, meel noogu qor Ltyha PM.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
masha allah guulayso mudane rw kheyre
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa Bil Ramadhaan oo ciida naguso fod leedahay, maxa loo dhibaya shacabka maxa wadoyinka looga xiraya xogsatada Sooman illahay Dartis, Meyaan cuqubo laga baqeynin Subxanallah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Federal ayaad aaminsantahy.federal&soomaali.meel mawada galaan,ma wax lagu faanaa xaafad xamar katirsan,Ayaan booqday,imisa madax waayne ayuu wadanku leeyahay?.(iska uruurso waxaad uruursanayso)soomaali ilaah ayaay leedahay.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Rw waxaan kaa codsaneeynaa hadaa nahay shacabka somaliyeed 10 sano ayaan dowlad ka sugeeynay amaan iyo kala dambeeyn waana waaynay ee dalka wax haloo qabto
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Maansha Allah waa wax lagu farxo xataa lagag dayan karo madaxda sar sare ee dalka kormeerada noocan oo kalaa waayo iyaga ayaa dalka iyo dadkaba xil kasaaran yahay sii Cumar binu khadaab oo xil saq dhexaa oo booqan jiray dadka masaakiintaa oo uu soo ogaaday baahiyaha ay qabaan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mahdsanid mudane
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
mudane maalin walba amni waaba sheegtaane see wax ujiraan magaalada umadii waa lagu baabi'iyay halqof looma sooqabto waxa dhacaaya isgoos walbase asgaribaa taagane miyaanan dhihi karin hadan shacabkii nahay dowladaad hugamisan waxaaba karoon xiligii qadka cagaaran
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Keep up the good work.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
MashAllah..

Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.