Mudane raysalwasaare nin qalbi fiican baa tahay masuuliyada aad shacabka u hayso adun iyo aaqiro labadaba waa lagu weydiin ogow ku xisabtan?
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane kheyre waxaaba faraha ka baxaayo amaanka mugdisho mxa baidoa kormeer ku samysaa intee wax ka qaldanyihiin mudane howlna ma idiin yaree mugdisho waa in loo xal loo hela bal halo fikiro
-
Niyada ilaahay hakaa jabiyo ee niyad jabka kala tag madaxda!! Wax ma tare adigoo kale ah wiilasha saas u foobinaya ayad oo mragajadu iyo hidiidiilaha ayaad hadal xun kubwareemaysaa why?
End of conversation
New conversation -
-
-
Hagaag waa wax lagu farxo run ahaantii mansha allah horaa loo soconayaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Pm lets build the country waxaa firisaa Kenya iyo Ethiopia hormar ka eygaaren Kenyan mantey oil ayeey sosaratey Ethiopia nah waxeey diseesa biyo xireenka ugu weeyn Africa maxaan qabsan karnaa as Somalis? Waa inaa ciidan quwad weyn leh aan disanaa sidii amisom loo gamarmi lahaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane reysal wasare waxa tahay rajada umada somaliyed wan kugu bogadinaya hormarka aad ka sameysey dalkena somalia waxa hore loga bartey madaxdii hore in marka xilka lo dhibaba horeyba ka naaxi jiren ama ka cayilijiren wayo umada xoleheda ayey cuni jiren mana fekeri jirin lkn
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waad kumahad santahay Mud. Wasiirka koowaad in aad dooratay afsoomaali inaad baraha bulshada aad isticmaasho. Dad badan ayaa kula socon kara markaad afsoomaali isticmaashid.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
This guy has all it takes to lead this nation, walaahi I just love
#Khaire

Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
commetiyada adka markaan aqriyay afkiibaaba juuqda gabay
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Jaamacdaa kheyre mabooqatay mudane
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Welcome Mr pm
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Shaqo wacan mudane raiisal wasaare.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha Allah Nabad iyo noloow
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Madame halkaa kasii wad
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Guul iyo gobonimo aya dib inoogu soo ifeyso
#nabad iyo nololThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
pm kormeer waxba nooguma fadhiyo marka aan eegno xalada aan kunolnahay maalin walba afka ayaad wax kashegtaan ee intaad naga dhaaftiin afmalabnimada wax nooqabta ogaada aakhiro waa leydiin hestaa qof walba oo micno daro udhinya sida baahi oo kale
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Mansha allah mudane run ahaantii howl fican ayaad haysaan! Horay usii wada dadaalka adinka oo illahay kashanaaayo.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane RW aminga si loo sugo ma aqal walba in dhagax la hor dhigaa? Bukankuna loo turinaa? Ma ardayda Wax barashada haka daahdaa ?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.