Rw waxad kudadashan in shirku isfahan somalinomo ah kusodhamado Waxaan kale oo codsaneyna wakhti aan isjijidno noma harin kamiradhaliya qodobada shirka kasobaxey
-
-
-
Qeer qaboow qab qab la yaasha gobolada inteey jiraan idinkana dhibka waat ku jireeysaan iyo lug gooyo waxeey ba is moodaan madax weyna yaal ku waas ALLe si hanaga dhaho
End of conversation
New conversation -
-
-
Kolkii ay dhisteen Goboladoodii miyey Naceen Fadraalkii, shirkii keniya 12.qof ayaanu ku Diidney Cabdilaahi yuusuf oo Dan lahaa ayaa ka dhaadhiciyey ( reer Baynabo) Fadraalka Anaa Hirgelinaaya sidaas ayey ku Siiyeen Codka ma qaadi kartto Soomaaliya ( Fadraal)
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waxaa ilaah kabaryaa si bash bash ah in uu ku soo dhamaato shirka baydhabo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Fadraalka Maxaa Reer putlaand ugu Dheganyihii Hadaanay Ku Dhaqmayn
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Guuleysta gartana Ku habsada dhamaantiinba inshallah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Guul waarto insha Allah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Cudur ka kaa gala fardaha, haddii laga gubo dameer, dawada lama gaadhayee. Somali solution is simple; Al-Shabaab R not from another planet,reconcile with them. No army= no security therefore reconcile with SL, very next day army embargo will be lifted. Otherwise in a roundabout
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Shirarkina malinta la qabta u dambeeso wax waxgal ahna lagama arko mida kale waxa tihin dad calosha iskaaga buga marka gorma wax qabad idinka sugeena wa in marka horre si dhab u heshisaan idinka
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Idin Kala Garanmeynee Guuleysta?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Maadaama bishii barakeysneyd aan ku jirno waxaan Alle ka baryeynaa aragti, mowqif iyo goaan mid ah inuu ka soo baxo shirkaas. Somalina uu ku mideeyo kelida xaq ah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ilaahey mid kheyr qaba hakadhigo Shirkaas.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Nabad iyo nolol
-
Nabad iyo nolol
End of conversation
New conversation -
-
-
Walaal waaa wiil somLiyeed oo ku nool dagmada deyniile waan dhbaateesanahay wax ila qabo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
maxaa amaan laga hadlo wadanka mooryaan ayaa heysata oo laamiyada laga mari waayaypic.twitter.com/FlwNKF03UI
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Maaaasha alh waxqabadka fiiican EEE xukuumada r\w khyre iyo farmaajo lama hyo mudayar waxqabadka ay gaadhan dowlado mudoyar ayaa dalka hawada dibloogu soooceliyy Maxaabiiistiii dunida KU abaaday lagu xoreyy lacag cusub lagu hergeliyy airporka Africa ugu casrisan lahirgeliyy iy
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ilaahay ha idan garansiiyo waxa ummada soomaaliyeed ee dhibaatooyinka ku habsatay meesha eey danta ugu jirto.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha allah guul ayaad ka keneysaaan nabad iyo nolol
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.