Waxaan ahay ninkii u bixiyay nabar iyo naxdin danleeyda dabadhilifyada ah iyo taageere yaashooda hamadeeyduna waa nabad iyo nolol viva kheeyre iyo farmaajo
-
-
-
Waxaan ku faraxsanah in aan helay hogaamiye yaal han soomaali nimo leh in kasta oo aan ku daalay dagaalka magacyo u bixinta cadawga sukeeyaha ah sida nabar iyo naxdin haddana waxaan hubaa taageere yaasha nabad iyo nololi in aay yihiin 100/97
End of conversation
New conversation -
-
-
Aabbahey AUN 1930 Askari ayuu ka soo noqday, nolol wuxuu samaystay qaali ah iyo shaqo adag illaa uu noqdo dawladdii koowaad ee Somalia 1960.Weligiis Xabsi ma gelin farna laguma taagin sharaf buu nooga tagay iyo Imaan iyo asluub iyo in aan dalkeena xaqdhowrno.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Good job reysulwasaraheena
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Soo dhawoow mudane. Baidhabo janaay oo nabad ah.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Aminiga inalagawada hadlo maxuma lkin markasta waa laga hadlaa .hadla bilaa ficil ah looma baahna marka jid laxirane amini kuma yimaado ee aqli kale la imaada GUUL$GOBANIMO
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
waan soomanahay wallaahi sida maanta ciidamadda dowladu inoo dhibeen iyo wax qabasho kal fog waliba shaqaale caafimaad oo danyar soomaaliyeed u soo shaqeeyey iyo sidaas la iisoo dhibay kalafogaa!!
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Iska shirshira, kolley iyo kolley wax fiican oo aan ku diirsanno soo saarimeysaane ee hannooga darina. XASAN sheekh waa loo darsadey
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mr prime minister u are great leader But plz make things happen. People they don't want food and water, they want peace and impunity. So keep on focusing the security!!!
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Xamar- Magalada ad ku noshahay Waxa lagu dila 100 qof malin kasta, maqan AMINGA ad ka hadlayso iyo waxa ad u taqan AMNI?
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Hadbba Wiil is Gaaleynayaa Loo Go'Tiriyaaye Miyaan Geeddi Baabuu Arligu Gelinba Waayeyne
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Maanshaa allah mudane reysul wasaare ilaahay hakaa dhigo kii umada samata bixin lahaaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Khayre waad jirtaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Aminiga magala madaxdii hadaad ilaalin kari waydeeen minjaha maxaad uga shiraysaan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha laah horu socod wngsn
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Shir laqabto iyo meel latago waxwo maso kordinaayo cidankan ladhahayo Wa laqalabenayaa godoshisa meqe sano aye sisocotey mamulgoboledyada waxa losodirey iney hor istaagan hormarka dalka somaliya Marka dowlada waxa laraba araktida dowlada iney dheraato shirkanh waxan karajeenayaa.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ilaahy haka dhigo Shir wanaagsan oo si wanaagsan ku soo afmeerma labada Bari uu soconyo insha alaah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Malin kasto waxaa la dilaa umada sooomaliyeed!!! Away aminga
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.