Dawladdu waxay gudatay waajib saarraa. Wayna ku mahadsantahay.
-
-
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Mudane reysal wasare waxan kaga mahad celinaya shaqoyinka wanagsan ood dalkena kaqabatay, waxan kuleyahay hormarkena hasocda
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mansha allah waa Arin fiican in dhalinyarada la dhiiri galiyo si ay wadankooda uga faa idaystaan nimcada taala

Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
dhalintaas ilaa hadda maxaa loo qabtay pm illaa hadda cabashadooda maaahe waxa kale kama heyno dowladuna waxey balan qaaday iney wax uqabaneyso marka xaalkogi halku kudanbeyaa QOWDA MAQASHII WAXNA HA U QABAN
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Haad tihiin madaxda dalka waa waajib inaad ilaalisaan umada somalida Sida aad u ilaalisaan dhalaankiina.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Haaaaa Masha Allah Nabad iyo nolol Guuul wacan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Nabad iyo nolal ad baan uku farax sanahay Gulaha ad ino so hoyasay 1 love you SOMALIA ... .

Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mashaa allah aabe ra iisul wasaare hortaada khayr alle ha dhigo Dhibna alle kuma tuso Xilkaagana alle hakuu sahloo hakula garab galo Adeer waanu daalnaye Ilaahay dhibka haga saaro Wadadnkana hanoo mideeyo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa wax loobaahan yahay in lala qeybsado dhibatada iyo xanuunka ay dareemayaan dhamaan dhalinta soomaaliyeed waana kumahadsantahay mudane Ra;iisul wasaare xaadir ayaana ahaa Iftar kaas lkn waa in lala socdaa ilaa ciribtooda danme dhalanyadaraas
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Guuleeyso Rw
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mahad snd raysalwasaare
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waad ku dadaasheen soo samata bixintooda. Fadlan ku dara ka hortaga bixidooda oo rajo u abuura. Mahadsanid
@SomaliPM iyo@M_Farmaajo#Somalia ha noolaato.Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Allahu Akabr
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha Allaah Waa Arin lagu farxo madama aad dhalin yarada somaliyeed Aad xurnimadooda dib ugu sooceliseen Hanbalyo mudane Ra,isul wasaare khayre iyo Dowlada somalia
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha Allah Madax yhy Nolladda Mrba haddaa umaddii Soomalia ka ka tagtey mellaha shisheeya Aad ka soo celiseen Viva Soomalia
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Maasha allaah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Allow dal kena no xasili
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.