Opens profile photo
Follow
Mohamed Hussein Roble
@MohamedHRoble
The Official Twitter Account of former the 20th Prime Minister of the Federal Republic of Somalia.
opm.gov.soJoined September 2020

Mohamed Hussein Roble’s Tweets

Waxaan Ummadda Soomaaliyeed iyo eheladii uu ka baxayba uga tacsiyeynayaa geerida Allaha u naxariistee Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ku geeriyooday Garowe. Naxariistii Janno Allaha ka waraabiyo garaadka oo ka mid ahaa sama ka-taliska Soomaaliyeed.
Image
48
135
Waxaan hambalyeynayaa Xulka Kubbadda Cagta Qaranka ee 17 jirrada oo maanta ku guuleystay koobka Isreereebka ee Bariga iyo Bartamaha Afrika. Waxa aad Qaranka u soo hoydeen guul taariikhi ah oo mudan in lagu faano, waxaadna mudan tihiin ammaan iyo garab istaag.
Image
58
628
Show this thread
Allaha u naxariisto taliyihii Booliska Gobolka Banaadir Gen.Farxaan Qaroole oo saaka shahiiday isagoo dalkiisa ka difaacaya cadow horor ah. Jannadii Firdows Allaha ugu deeqo, ehelkiisa iyo ummadda Soomaaliyeedna samir iyo iimaan Allaha ka siiyo. إنا لله وإنا إليه راجعون
Image
96
374
Waxaan Shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Ummadda Islaamka ugu hambalyeynayaa munaasabadda Ciidul Adxaa ee barakeysan. Waxaan Eebbe ka baryayaa in uu dalkeenna ka dhigo nabad iyo barwaaqo, uuna naga dulqaado abaarta. Aan gargaarno danyarta iyo dadkeenna abaartu hayso.
Image
161
756
Waxaan Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa sanad guurada 62aad ee xorriyadda Gobollada Koonfureed ee dalkeenna, Midowgii Woqooyi iyo Koonfur iyo dhalashadii Jamhuuriyadda xorta ah ee Soomaaliya. Soomaaliya ha noolaato.
Image
100
482
62 sano oo aan dal xor ah nahay ka dib waxaan baahida ugu badan u qabnaa midnimo, iswalaashi, nabad iyo dowlad-wanaag dalkeenna u horseeda horumar iyo xasillooni la mid ah kan ay ku tallaabsadeen dalalka asaageen ah ee dunida. Soomaaliya ha noolaato.
3
60
Show this thread
Waxaan Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa sanad guurada 62aad ee ka soo wareegtay xornimadii Gobollada Waqooyi ee dalkeenna. 26-kii Juun 1960 waa maalintii ugu horreysay ee calan Soomaaliyeed laga taagay dhul Soomaaliyeed oo gumeysiga ka xoroobay.
Image
64
339
Show this thread
Waxaan hambalyo u dirayaa Mudane Xamse Cabdi Barre, oo Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud maanta u magacaabay in uu noqdo Ra’iisul Wasaaraha 21aad ee JFS. Waxaan Ra’iisul Wasaaraha magacaaban u rajeynayaa guul.
Image
185
991
Waxaan u rajeynayaa in uu Eebbe la garab galo mas’uuliyadda Qaran ee loo doortay, annaguna garab ayaan u ahaan doonnaa Inshaa Allaah, shacabka Soomaaliyeedna waxaan ka codsanayaa in ay madaxweynaha iyo dowladda garab iyo gaashaan u noqdaan.
11
103
Show this thread
تشرفت باستقبال رئيس وزراء جمهورية #مصر العربية الشقيقة معالي مصطفى مدبولي الذي وصل الى البلاد للمشاركة في مراسم تنصيب فخامة رئيس الجمهورية أهلا وسهلا في بلدكم الثاني.
Image
Image
Image
Image
19
237
Waxaan Shacabka Muqdisho si xushmad iyo qaddarin leh uga codsanayaa in ay u dulqaataan xirnaanshaha waddooyinka laga bilaabo caawa 10ka habeennimo ilaa Berri 5ta Galabnimo,maadaama ay dalka imaanayaan madax & wufuud caalami ah oo ka qeyb galaya caleemosaarka madaxweynaha JFS.
87
348
تشرفت بلقاء صاحب السمو الشيخ ، رئيس دولة الإمارات العربية المتحدة الشقيقة في أبو ظبي لتقديم واجب العزاء بوفاة الشيخ خليفة بن زايد رحمه الله. كما سلّمته برقية تهنئة وتعزية من فخامة رئيس الجمهورية ، وشكرت سموه على وقفة #الإمارات الى جانب #الصومال.
Image
Image
Image
Image
62
401
أهنئ فخامة الرئيس حسن شيخ محمود الذي تم انتخابه اليوم ليكون الرئيس العاشر لجمهورية الصومال الفيدرالية بالأغلبية من قبل البرلمان الصومالي بمجلسيه. أسأل الله العلي القدير أن يوفق الرئيس ويعينه على قيادة البلاد نحو التقدم والازدهار وتحقيق الأمن وتنمية الاقتصاد وتحقيق التوافق.
Image
27
262
I would also thank and congratulate the Members of Parliament for delivering the country from a prolonged election uncertainty. On this #SYL day I do urge our youth and all Somalis to support the President and help him overcome challenges and achieve his goals. Guuleysta!
9
126
Show this thread
I congratulate H.E Hassan Sh Mohamud on being elected as the 10th President of the Federal Republic of Somalia. I commend the leadership of both Houses, parliamentary electoral committee, intl partners & security agencies for an orderly & successful conclusion to the elections.
Image
Image
Image
100
914
Show this thread
Waxaan u hambalyeynayaa madaxweynaha 10aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo uu maanta doortay BFS labadiisa aqal. Madaxweyne Xasan waxaan Eebbe uga baryayaa in uu la garab galo mas’uuliyadda qaran ee loo igmaday.
Image
108
677
خالص التهاني والتبريكات لصاحب السمو الشيخ محمد بن زايد آل نهيان بمناسبة انتخابه رئيسا لدولة الإمارات العربية المتحدة الشقيقة. ادعو الله العلي القدير أن يوفقه في قيادة الشعب الإماراتي الشقيق لتحقيق المزيد من التقدم والرقي والازدهار وأن يجعل سموه خير خلف لخير سلف.
Image
46
149
تعازينا القلبية لأسرة الفقيد وللشعب الإماراتي الشقيق قيادة وشعبا وللأمتين العربية والإسلامية على رحيل المغفور له الشيخ خليفة بن زايد الذي كان رمزا من رموز الأمة العربية والإسلامية. أسأل الله العلي القدير أن يتغمد فقيد الأمة بواسع رحمته ويسكنه فسيح جناته. إنا لله وإنا إليه راجعون.
3
49
Show this thread
نشارك أشقاءنا في دولة الإمارات العربية المتحدة الحزن والأسى على وفاة صاحب السمو الشيخ خليفة بن زائد آل نهيان، رئيس دولة الإمارات العربية المتحدة الشقيقة الذي انتقل إلى جوار ربه اليوم الجمعة.
Image
38
123
Show this thread
Waxaa sharaf ii ah in aan Xafiiskeyga iyo xarunta XFS ku soo dhaweeyo halgamaa Cabdikariin Sheikh Muuse Qalbi Dhagax. Anigoo ku hadlaya magaca shacabka Soomaaliyeed ayaan mar kale ka xaal mariyay gabood falkii ka dhanka ahaa Soomaalinimada ee loogu gacan galiyay dal shisheeye.
52
194
Honored to welcome to my office Abdikarin Sh Muse, (Qalbi-Dhagax), a Somali hero & a former army office. On behalf of our Nation, I once again apologize to him for being treacherously handed over to a foreign country, to atone for misdeeds of previous administration.
Image
Image
Image
Image
187
533
أهنئ الشعب الصومالي والأمة العربية والإسلامية بحلول عيد الفطر المبارك، أعاده الله علينا باليمن والسعادة والبركة، وكل عام وانتم بالف خير وبركة.
Image
46
466