Tweets
- Tweets, current page.
- Tweets & replies
- Media
You blocked @HSNQ_NISA
Are you sure you want to view these Tweets? Viewing Tweets won't unblock @HSNQ_NISA
-
Howlgal gaar ah ayaa caawa lagu beegsaday 15 sargaal oo Maafiyada AS u qaabilsanaa khalkhal-gelinta Amniga Caasimadda Muqdisho. Waxaana ku dhintay 12 kamid ah Argagixisada. Waa waajib qaran ilaalinta amniga iyo bedbaada umadda Soomaaliyeed.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo -
Waxaa Taliska Nabad Sugida & Sirdoonka Qaranka ka dhacday munaasibad uu xilka kula wareegay Taliyaha cusub ee Ku-meel-gaarka ah ee HSNQ, Gaashaanle Sare Yaasiin Cabdullaahi Maxamuud. Waxaan Alle uga rejaynaynaa in uu u fududeeyo masuuliyada culus ee uu Madaxweynaha JFS u igmaday.pic.twitter.com/0ETaljywtx
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo -
Waxaan tahniyad iyo farxad ku aaddan Ciidul-Adxa la wadaagaynaa qaybaha kala duwan ee Ciidamada, qoysaskooda iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay ku sugan yihiin, waxaan leenahay, nabad iyo baraare ku ciida.pic.twitter.com/l5CQ2OQGRc
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo -
Waxaa gacanta lagu dhigay 79, Tan oo maadada “Sulfuric Acid”ah & Shakhsiyaadkii dalka soo galiyey, una gudbinayey Maafiyada Alshabaab, waxayna wajihi doonaan Sharciga. Baaritaanka Maadadan waxaa ka wada shaqaynaya NISA & Hey’adaha ay iska kaashadaan ladagaalanka Aragagixisada.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo -
Sababo caafimaad awgeed, ayaa awoodii horjoogaha Maafiyada AS si KMG ah loogu wareejiyey abukar Aden, oo ah ku xigeenkiisa, waxaana loolan culus ka dhaxeeyaa garabka Mahad Karateey & garabka Diiriye oo ku hardamaya sidii loo magacaabi lahaa horjooge cusub.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo -
Waxaan tahniyad iyo farxad ku aadan Ciidul-Fidriga la wadaagaynaa Ciidamada qalabka sida, qoysaskooda iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, hambalyo. Nabad iyo Nolol ku ciida.pic.twitter.com/JNvGZ5hoQw
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo -
NISA waxay u gudbisay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, gungaarka baarista Gal dacwadeedka Haruun Macruuf, si uu uga guto talaabooyinka sharciga ah ee ku habboon.
#NISAThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo -
Waxaan hambalyo diirran u diraynaa CXDS sanadguurada 60 aad ee aasaaskooda. Waa astaan qaran oo udub dhexaad u ah jiritaanka dadka & ilaalinta madaxbanaanida dalka. Waa Naftood hurayaal guulo soo hooyey, soona celiyey haybadii iyo magacii CXDS, Argagixisadana dhabarka ka jabshay.pic.twitter.com/Atvd40U5HP
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo -
NISA waxay talaabada sharciga ah ee ku haboon ku qaadaysaa Harun Macruf, oo leh xiriiro khatar ku ah amniga Qaranka, kuna kacay falal ka baxsan anshaxa warbaahinta. Waxaan hay’adaha dalka la wadaagaynaa iney ka feejignaadaan xiriirkiisa, soona wargaliyaan laamaha amniga Qaranka.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo -
Horjoogaha Maafiyada AS Axmed Diiriye ayaa si toos ah ula wareegay Amniyaatka ( Qaraxyada) G-Banaadir, kadib markii uu gadood ka dhashay shirqoolkii lagu dilay Muuse Macalin, iyadoo ay sii korodhay Horjoogayaasha kale ee diidan beegsiga Joogtada ah ee Muqdisho.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo -
Saqdii dhexe ee xalay ayaa Bu’aale lagu dilay Muuse Macalin, oo horay isaga casilay madaxii Amniyaatka G-Banaadir ee AS, sidoo kale waxaa Xabsiga loo taxaabay madaxa hawlgalinta Amniyaatka G-Banaadir, Cumar Maxamed, iyadoo lafulinayey amarka Horjoogaha Maafiyada AS Axmed Diiriye.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo -
Khilaafkii u dhaxeeyey labada garab ee Maafiyada Alshabab ayaa sababay inuu is casilo madaxii Amniyaatka Gobolka Banaadir, Muuse Macalin ( Mucaawiye) oo ” 39, jir ah” oo ahaa garabka raacsan horjooge Mahad Karataay.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo -
Axmed Diiriye, Horjoogaha Argagixisada AS ayaa ka saaray Mahad Karataay & Bashir Qorgaab golaha fulinta xarakada, kana xayuubiyay dhamaan xilalkii ay kahayeen Xarakada, kadib markii ay ka dalbadeen Horjoogaha AS, joojinta qaraxyada joogtada ah ee lagu beegsado shacabka Muqdisho.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo -
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Howlgalo qorsheysan oo uu ciidanka Amnigu ka fuliyey Muqdisho 26 ilaa 28 bishaan, ayaa lagu soo qabtey Shabakad qaraxyada u qaabilsan AS, iyo maadooyinka qaraxyada laga sameeyo. Wada shaqaynta shacbka iyo laamaha Amniga waa sababta keentay guushaan...1pic.twitter.com/u0tnORWWN6
Show this threadThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo -
Abshir Gaarane Axmed oo ka tirsan kooxda fanka Gobalka Banadir, una qaabilsanaa Argagaxisada Alshabab xuuraanka & Maaliyadda ayaa Dabagal dheer kadib NISA gacanta kusoo dhigtay, Iyadoo loo gudbinayo Hay’adaha garsoorka.pic.twitter.com/SCmo35JY9s
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo -
Waxaan madaxda qaranka ugudbinay, warbixin bilow ah oo tilmaamaysa in Xasuuqii Shacabka Soomaaliyeed loogu gaystay Muqdisho, 28-Dec-2019, uu qorshayntiisa lahaa Dal shisheeye. Baariitaanka socda si loo dhamaystiro, waxaan la kaashan doonnaa Hay’adaha sirdoonka Caalamka qaarkiis.pic.twitter.com/k5ylYw8CZQ
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo -
Maxamed Xaaji (Ilkacase) oo katirsan Amniyaadka AS, oo loohaysto dilka in kabadan 180 qof, iyo fulinta qaraxyo uu ka midyahay kii Tiyaatarka Qaranka oo uu ku shahiiday haldoor Cawil Daahir, ayaa asaga iyo Shabakaddiisa oo ka koobab 9 dhagarqabe lahorgeeyay Maxkamada CQS.pic.twitter.com/Tz7PAynVXt
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo -
Ciidamada Amniga, ayaa caawa gacanta kusoo dhigay dhagarqabe katirsan AS, isagoo doonayey inuu Bam-gacmeed tuuro, waxaana la qabtay isagoon wax qasaara ah u gaysan shacabka. Waxaana la xisaabtamaya hay’adaha ku shaqada leh.pic.twitter.com/TMDTl0ji74
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo -
Laamaha Amaanka ayaa maanta gacanta ku soo dhigay dhagarqabe Xudeyfa, katirsan qaybta qaraxyada AS, kaasoo ku xiray qarax dhejis ah gaari yaalay agagaarka isgoyska Zoobepic.twitter.com/nEA93zJXhi
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.