Opens profile photo
Follow
Hon: Abdullahi Yusuf hassan (Alankey)
@Abdulla99393347
member of federal parliament of Somalia ( HOUSE OF THE PEOPLE )
Mogdisho somaliaJoined March 2019

Hon: Abdullahi Yusuf hassan (Alankey)’s Tweets

Raisulwasare Rooble wuxuu qaatey doorkii uu qaadan lahaa hogaamiye damiir leh wuuna ku mahadsan yahay. In badan oo si dhow ila socotey dhaqanka siyaasadeed ee ina farmaajo waa filayeen inuu is hortaag ku sameyn doono xil ka qaadista taliyaha nabad sugida.
Ayadoo horey uu fara ban ku hayey dadka soomaaliyeed caabuqa covid 19. Ayaa daadad iyo fatahaad uu sameeyey webiga jubba ay saameyn ku yeesheen nolosha kumayaal shacab ah. Waxaa loo baahan yahay inaan sameynaa dadaal dheeraada. Baardheere iyo Qardho Xaalkooda ma sahlana.
1
Keligii talisnimada iyo ku tagri falka awoodeed waxaa dhiirigelya taageerayaasha had jeer iyagu garab istaaga madax ay markaas u arkaan inay yihiin kuwa wanaagsan. Iyagoo leh difaaca ama kaga hiiliya dad ay markaas u arkaan nacab, ayaa taageeridoodii waxaa ka dhalanaya gaf kale
1